Gabayadii hore Ee Isaaq Sheegaya Inuu Dir Yahay
GABAYADA ISAAQ KU SHEGAYAAN CIDA AY YIHIIN OO AY TIRIYEEN AFTAHANADA BEESHA ISAAQ
Abwaanadaas ku gabyey gabayada kore dhammaan waxay cadeeyeen isir ahaan ciday yihiin oo ah in Isaaq Dir yahay… Dhanka kale tixda shegeysa Ciise Madoobe Dir iyo Isaaq Maxammed Xiniftire Dir walaalo yihiin
Ismaaciil Cigaal Bulaale(isaaq)
Adaa Dir iyo Daarood dhex dhigay dab iyo baaruude
Dacar gelisey reerihii ahaa ul iyo diirkeede
Mugga haatan dirir uumiyuhu waa is dilayaaye
Maxamuud Dheeg (Isaaq)
Dir iyo Irir baanu nahay labada daamoode
Dabatada faraha dheer leh iyo Diini iyo Boontu
Meeshay kasoo dalabsadeen yeyga degi wayday.
Axmed Ismaaciil Diiriye (Isaaq)
Miisaannay Ciisow tixahaad madalka keenteene
Macaan baa Ilaahay ka dhigay Malabki Doocaane
Dhegtii maqashay oo idili way mahad naqaysaaye
Madmadoow ma gelin xaajadaa soo mudh-bixiseene
Mabsuud buu ka yahay reer Isaaq meelu joogaba'e
Waad mahadsantiin dhalashadaad muruq u yeesheene
Axmed Ismaaciil Diiriye (Isaaq)
Na soo gaadhe Ciisow tixahaad soo gudbinayseene
Geeraarradiinii hellnay iyo gabayadiinniiye
Una guuxnay hawraarta guud, hiilna loo garaye
Maansadu godkii ay lahayd maydun gees marinne
Alle waydin garansiiyey oo gob iyo caadkeede
Garna waad u leediin tolkiin inad gargaartaane
Gacmihii walaalaha ahaa waysku gunuddeene
Abwaanadaan iyaguna waxay cadday nayaan isir raac ciday yihiin oo ah Dir labada gabay ee Axmed Ismaaciil Diiriye gabaygiisa waxaad ka dhan dhansan kartaa ehelinimada ay isku reerka yihiin Ciise(Ciise oo qabiil Dir ah) oo uu marna walaal tinimo ku tilmaamay marna wada dhalasho oo Abwaanadu gabay ahaan inta badan u isticmaalaan wada dhalashada iyo walaaltinimada dhanka abtarsiinyaha…
Qamaan Bulxan (Ogaadeen)
Iidoor Dir weeyee hadduu duulan soo kiciyo
Dunji Habar Magaadluhu hadduu dabarka soo gooyo
Dunbuq iyo rasaastana hadduu debecsanuu siiyo
Gaygaan waxaa tiriyey Abwaan Daarood ah oo ku tilmaamaya Isaaq inay Dir yihiin mana dhicin gabyaa Isaaq ah oo beeniya gabaygaas Dir nimada ku tilmaamay waxaase dhacday in Gabyaa la Oran Jiray Yawle xaqiijiyey oo ku gabayey, gabay aanan helin hal sadar ka badan oo ahaa… Isaaq waa Dire e hadduu duulaan soo kiciyo…
Isku soo wada duuboo waxaad ka garan kartaa gabayadaas isir raaca ay kala ahaayeen Qabiilada (Harti, Ogaadeen, Abuskuul), iyo Isaaq oo kala ahaa Daarood iyo Dir… waxaa kaloo jirta in markii Somalidu shirar ama wax qaybsi isugu timaado in beesha Isaaq ku qayb qaadato qabiil ahaan qabiilka la yiraahdo Dir oo ah qabiilka Abwaanadii hore ku gabyeen in Isaaq yahay qabiilkaas. Wax garadka, Isimada Beelaha Somaliyeed oo aan ahayn Isaaq markaad waydiisid Qabiilka beesha Isaaq reerka ay isir raac galaan waxay kuu cadaynayaan in Isaaq isir ahaan yahay Dir. Haddii aad odayashaasha iyo wax garadka beesha Dir waydiiso cidda Isaaq isir ahaan galo waxay si toosa oo aan gabasho lahayn kuugu sheegayaan inuu galo Isaaq Habare Xiniftire Maahe Dir.
Aqoonta loo lahaa beelaha Isaaq isir raacoodu markuu ahaa Dir waxaa ayaamahaan danbe soo shaac baxday oo yar iyo wayn beesha qabiilka Isaaq shaaciyeen in ay yihiin Carab oo ka soo jeedaan Haashimiyiin arintaasi waxay keentay jaah wareer aan la garanayn cid la rumaysto Isaaqa hadda sheegaya inay yihiin Carab, ma odayadii hore ee Isaaq oo sheegayey inay yihiin Dir, ma wax garadka iyo Isimada beelaha kale ee sheegaya in Isaaq yahay Dir!!!.
Waxaad ka garan kartaa Dadka taariikhda wax ka qora oo aan ahayn Somalida inay jaah wareer ka qaadeen oo qoraaladooda laba bog oo ay isku mid kaga hadlayaan aadan ka helayn mararka qaar waxaad arkaysaa hal qaafiyad (baaragaraaf) oo iska hor imanaya oo marna leh Dir marna leh Carab, waxaadba ila eegtaan labadaan qoraa ee Biritishka u dhashay…
Richard Burton oo ka qoray Isaaq wuxuu buugisa taalaabooyinkii koowaad 1846 ku qoray….
In sheikh Isxaaq oo ka soo jeeda xatramuut kayimi dhulkiisii isagoo ay weheliyaan 44 shiikh magaalada la yiraahdo Met(Myadh) oo ah meesha uu hadda ku aasan yahay, wuxuu guursaday naag xor ahayd oo la oran jiray Magaden(Habar Magaado) waxayna u dhashay Garxajis Awal and Arab; waxaa kaloo wax udhashay islaan adoon ahayd waxayna u dhashay jeclo(Habar Jeclo sambur(sambuur) iyo Rambad. Kadib qabiilooyinka waa wayn ee habar garxijis iyo Awal ayaa waxay doorbideen magaca habar oo sheegaya ama tilmaamaya Hooyo mar haddii aan la garanayn aabahihii(waa siduu u qoray).
Waasida uu qoraalkiisa udhigay Richard Burton, isagoo sii wata qoraalkiisii wuxuu qoray…
Raad raaca abtirsiinyaha ilaa hadda Somalidu utaqaan waa Dirr(Dir), Aydur(?) Darud(Daarood) iyo Hawiye, markii loo eego qaybo magacyada qabiilada Dir iyo Aydur oo aan la hubin laakiin magacyadoodu waa Eese(Ciise), Gudabirsi, Ishak(Isaaq) iyo barsuuk…
Richard Burton or Richard Francis Burton (British consul, explorer and Orientalist, was born at Barham House, Hertfordshire, on the 19th of March 1821 Died 20-Oct-1890… Sexual orientation: Matter of Dispute) In his book, The first Foot Steps 1846 wrote …
Sherif Ishak bin Ahmed left his native country Hazramaut, and, with forty-four saints, before mentioned, landed on Makhar,—the windward coast extending from Karam Harbour to Cape Guardafui. At the town of Met, near Burnt Island, where his tomb still exists, he became the father of all the gentle blood and the only certain descent in the Somali country: by Magaden, a free woman, he had Gerhajis, Awal, and Arab; and by a slave or slaves, Jailah, Sambur, and Rambad. Hence the great clans, Habr Gerhajis and Awal, who prefer the matronymic— Habr signifying a mother,—since, according to their dictum, no man knows who may be his sire(sire = male parent, male ancestor).
The old and pagan genealogies still known to the Somal, are Dirr, Aydur, Darud, and Hawiyah, according to some Dirr and Aydur, of whom nothing is certainly known but the name, are the progenitors of the northern Somal, the Eesa, Gudabirsi, Ishak, and Bursuk tribes.
Waxaad halkaas ka garanaysaa in ninkaa qoraaga ahi ku jaaah wareeray oo marna leeyahay waa Xatramuuti oo la yiraahdo Sharif Ishak bin Ahmed marna waxuu qoray wuxuu ku tilmaamayaa inay ka soo jeedaan qabiilka Dir…
Waxaa kaloo jira nin kale oo isku dayey inuu wax ka qoro qabiilada Somalida ninkaas oo la yiraahdo I M Lewis isagoo ku jaah wareersan wuxuu ku qoray buuggiisa blood and bone….
Markii loo eego Qabiilka Isaaqu waxay sheegtaan inay ka baxsan yihiin oo ay isir raac toosa ay yihiin Carab, kaliya ay kula xiriiraan qabiilka Dir la yiraahdo guur Aabahood ka guursaday. Somalida kalase waxay u tixgaliyaan ama u arkaan inay si buuxda u yihiin Dir. Marka waxay u muuqaataa in Isaaq Carab ka dhigeen Isir raacooda si u helaan ixtiraam una ilaashadaan kobcinta awoodooda iyo isku filaanshahooda iyagoo 400, 000 qof 1958 kii ahaa.
Isla qoraagaasi wuxuu buuggiisa kale ee fahanka bulshada Somali iyo Somaliland( Culture History and Society-Ioan M Lewis P- 4) wuxuu ku qoray…
Dhab ahaan markaan u hadalno Isaaq waxay ka soo jeedaan Dir kuwaaso iyaga iyo Hawiye laysla xiriiriyo oo laysku yiraahdo Irir.
Ioan M. Lewis in his book blood and bone p104 wrote:
Thus while the Isaaq regard themselves as a separate clan-family tracing their agnatic origins directly to Arabia and only acknowledge a connexion by marriage with the Dir, other Somali regard them as of full Dir affiliation. It would appear that Isaaq have Arabicized their genealogy as a means of acquiring prestige and in keeping with their growing strength and their separate identity as an independent group numbering some 400,000 souls (in 1958)
I.M Lewis states, ” strictly speaking the Isaaq are derived from the Dir, who together with the Hawiye are linked as “Irir” at a higher level of genelogical grouping.” In his book, Understanding Somali and Somaliland Society : Culture History and Society-Ioan M Lewis P- 4
Buugiisa kale ee la Yiraahdo Nomadic Democracy wuxuu ku qoray in Somalida oo dhammi Isaaq u tixgaliyaan isir raac ahaan Dir waxuu kaloo ku caddeyey in waayadaan danbe soo baxayso inay gooni ka yihiin oo ay isir raac ahaan ka soo jeedaan Carab
I M Lewis states, “all Somalis regard the Isaaq as lineal descendents of Dir” and he notes their recent development of ,”independent agnatic descent from Arabia. (P-142, Nomadic Democracy)
Jaah wareerkaasi maaha mid ku kooban dadka aan u dhalan Somalida oo kaliya ee waxaa iyana ku jaah wareeray oo ay dhinacay u qaadaan garan waayey Somalida Abwaano ka mid ah. Taasna waxaad ka garan kartaa Abwaano Somali ahi oo aan ahayn Isaaq gabayo ay tiriyeen iyagoo mid ay u raacaan garan waayey Dir iyo Carab waxaana ka mid ah Gabayadaas…
Gabaygaan oo aanan garanayn Magaca Ninka tiriyey Qabiilkiisu se waa Daarood
Taariikhda duuga ah markaan, dib uga faaloono
Diiwaanka waxa kuugu yaal waa, Dir baa nahaye
Maantana Durriyad baan nahay, baad nagula doodeene
Hadba inaad dad noo sheegataan, waa dayuusnimo e
Gabaygaan oo uu tiriyey Abwaan la Yiraahdo Fakad(Daarood)
War Dir haddii aad tihiin amase Irir, ma aanan diideene
Dab qaraabo idinkoon ahayn, haysku soo darine
Anigaaba kaa diir xigoon, duray wadaagnaaye
Doonbiro dirkii ay dhashayoo, duuban baa nahaye
Dad is raba inaad kala dishaan, waa habeen dumaye
Adunbaase dorraad nagu lahaa, duul kalaan ahaye
Durriyadaydun noo sheegateen, diide maanatana e
Waxaad ka garan kartaa gabayadaas, in jaah wareer ka jiro isir raaca maadaama ay marba meel sheeganayaan Beesha Isaaq oo aanay fadhiyin waayadaan danbe isir raac meel loo qaado waxna iska bedeleen sidii waayadii hore lagu ogaa ee ahayd Dir inay yihiin.
Haddaba markaad eegto intaas arimood oo kala bedelan, Odoyaashii hore ee beesha Isaaq oo sheeganaya inay Yihiin Dir Odoyaashii qabiilada kale oo uga markhaanti ka caya inay ahaayeen Dir iyo wararkaan danbe ee baahday oo ay beesha Isaaq ku sheeganayaan inay isir ahaan yihiin Carab. Qoraayaashii ajnabiga ahaa oo ku jaahwareeray ciday ku sheegaan iyo Abwaanadii danbe oo iyana jaah wareer ka qaaday… Waxaa haddaba is waydiin mudan qof hadduu hadba reer kuu sheegto qofkaas hadalkiisu mala rumaysan karaa oo arin Dhab ah maloo qaadan karaa?!!!... hadday jawaabtaadu maya noqoto maxay noqonaysaa beel dhan oo hadba reer sheeganaysa hadalkoodu soo waxaan dhab ahayn oo dhalanteed ah maaha?!!!!..
waar waxaad ku khafiifteen isaaq dir weeye iyo dir maaha isaaq inuu dir ka xanaaqo idinka ayaa ku kalifay waayo isaaq markii uu dawladii siyaad bare iyo beesha daarood uu la diriraayey wax hiil ah idinkamuusan helin xataa afka ama mediaha wax hadal ah af iyo adin toona laydinkama maqlin maanta inaan ku warwareegaysataan isaaq waa sidan iyo isaaq waa sidan waa laydiinka fiican yahay horta idinku dir maxaad ku soo kordhiseen aan aheyn ceeb iyo in maalinba meel laydin eryado oo inan yaroo mooryaanii idin baacsado, anagu kuma faraxsanin hub iyo dhaqaale iyo afba waan uga hadalnay lakiin inaad isku mashquulisaan meel madhan waa laydiinka fiican yahay hadii maanta dir la mideynaayo oo la leeyahay dir way isku imaanaysaa oo wixii dhacay laga wada tashanaayo waa arin wanaagsan oo u baahan in laga wada tashado awal hawiye ayaad sheegan jirteen oo aad hoosta kaga jirteen markuu hawiye maanta idinku soo kala fireeyey idinka ayaa maanta dir noqday loool, isaaq inuu kaligiis daarood meel iska saaray oo ogaadeen iyo dhulbahantaba aan dhulka qaadnay gabaygan baa idiin cadaynaaya waligiisna dhul isaaq leeyahay xataa iyagoo daarood dawladii siyaad bare adeegsanaayo taaka dhul isaaq leeyahay maysan qaadan, waxaa la yidhi walaal aan kuu hiilinaynin maalinta aad u baahan tahay inuu garabkaaga istaago walaal maaha laakiin sidaas ay tahay waxaanu diyaar idiinla nahay inaan wada hadalno wada tashano isku nimaadno beeshana la mideeyo
ReplyDeletesxb wllhy waa runtaada isaaq waa dad gob ah oo walaal jecel lkn dadkaynu ka fhalanay ee abtiga inoo ah wa dad jilicsan matala isaaq markuu la dagaalamayay siyaad barre ee darood oo dhan iyo soo.aali oo dhan isku soo raacday samaroon baa inoogu dhawayfoo way ina basaasasay maatida boirama u qaxana way gawracayeen maanta markuu isaaq cadawgii iska dhiciyay oo meel ka soo baxay dhulkiisiina xiraystay inay waliba cay noogu daraan oo ay na fhahaan isaaq wa dayuus marba meel sheegta waa arin lala yaabo lkn mid baan halkan ka cadaynayaa horta isaaq shaki kumo jiro inuu dir yahay lkn siduu ku noqday suaashu weeyaan isaaq waa fir sababtoo ah maamo magaado oo isaaqa 90% dhashay waxay ahayd magaado odaygii sheekh isaxaaqna carab buu ahaa aan tol haysan dhulkan waqooyigana waxa degi jiray waxay ahaayeen dir iyo xabashi markaa isaaqu wuxuu noqday dir oo wuxuu ku noqday dhalasho iyo deegaan taasna wax kaligeena maha oo majeerteenba waxan darodisationka la yidhaa isagaa biunbuuniyay waayo carab ayuu ahaa sida isaaqa ka dib daarood ayuu sameeyay si u gaashaan buur ula noqdo beelihii dhulbahante iyo warsangeli ok degan ku ahaa bariga
Deleteanyway isaaq saas ooy tahay hadana sidaa uu sheegay sxbkay diyaar ayaanu u nahay inaanu caawino oo waanu wax tarno masaakiinta ku dhiban koonfurta ee mooryaanta hawiye laynayaan lkn nimankan samaroon iyo ciise walee wali may daahirin ee dib ha isugu noqdaan xaasidnimada ito dagaalka hoose ee ay isaaq weyne kuwadaana ha joojiyaan waa hadii way xeerinayaan wada dhalashada.
lkn nimankaa reer itoobiya sida gaadsanta gurgura diridhaba dega iyo akishu wllhy waa nasab wanana dirta sax ah ragaas ilahay ha daayo waan din ognahay wada dhalashada.
waxan ku soo koobayaa bal isaaq halkaa iska dhigoo dirta kale intay dib isugu noqoto bal war cad hanoola kaalayaan hadaan isaaqnahay oo ha taageraan qadiyadayada ah in somaliland wadan gaaara noqoto waayo taasi dir oo dhan ayay sharaf u tahay oo koleyba anaku sida ciise nowonmaynee wax baanu tari walalahay direed.
ugu danbayn waa mahadsantihiin malaha waan id8nku dheereeyee
aniga waxan u dhashay b3esha isaa qgaar ahaan magaado gaar ahaan garxajis gaar ahaan habaryoonis gaar ahaan xirsi cismaan
sxb wllhy waa runtaada isaaq waa dad gob ah oo walaal jecel lkn dadkaynu ka fhalanay ee abtiga inoo ah wa dad jilicsan matala isaaq markuu la dagaalamayay siyaad barre ee darood oo dhan iyo soo.aali oo dhan isku soo raacday samaroon baa inoogu dhawayfoo way ina basaasasay maatida boirama u qaxana way gawracayeen maanta markuu isaaq cadawgii iska dhiciyay oo meel ka soo baxay dhulkiisiina xiraystay inay waliba cay noogu daraan oo ay na fhahaan isaaq wa dayuus marba meel sheegta waa arin lala yaabo lkn mid baan halkan ka cadaynayaa horta isaaq shaki kumo jiro inuu dir yahay lkn siduu ku noqday suaashu weeyaan isaaq waa fir sababtoo ah maamo magaado oo isaaqa 90% dhashay waxay ahayd magaado odaygii sheekh isaxaaqna carab buu ahaa aan tol haysan dhulkan waqooyigana waxa degi jiray waxay ahaayeen dir iyo xabashi markaa isaaqu wuxuu noqday dir oo wuxuu ku noqday dhalasho iyo deegaan taasna wax kaligeena maha oo majeerteenba waxan darodisationka la yidhaa isagaa biunbuuniyay waayo carab ayuu ahaa sida isaaqa ka dib daarood ayuu sameeyay si u gaashaan buur ula noqdo beelihii dhulbahante iyo warsangeli ok degan ku ahaa bariga
Deleteanyway isaaq saas ooy tahay hadana sidaa uu sheegay sxbkay diyaar ayaanu u nahay inaanu caawino oo waanu wax tarno masaakiinta ku dhiban koonfurta ee mooryaanta hawiye laynayaan lkn nimankan samaroon iyo ciise walee wali may daahirin ee dib ha isugu noqdaan xaasidnimada ito dagaalka hoose ee ay isaaq weyne kuwadaana ha joojiyaan waa hadii way xeerinayaan wada dhalashada.
lkn nimankaa reer itoobiya sida gaadsanta gurgura diridhaba dega iyo akishu wllhy waa nasab wanana dirta sax ah ragaas ilahay ha daayo waan din ognahay wada dhalashada.
waxan ku soo koobayaa bal isaaq halkaa iska dhigoo dirta kale intay dib isugu noqoto bal war cad hanoola kaalayaan hadaan isaaqnahay oo ha taageraan qadiyadayada ah in somaliland wadan gaaara noqoto waayo taasi dir oo dhan ayay sharaf u tahay oo koleyba anaku sida ciise nowonmaynee wax baanu tari walalahay direed.
ugu danbayn waa mahadsantihiin malaha waan id8nku dheereeyee
aniga waxan u dhashay b3esha isaa qgaar ahaan magaado gaar ahaan garxajis gaar ahaan habaryoonis gaar ahaan xirsi cismaan
Anigu warkan ah in isaaq dir yahay xaqiiqadiisa iyo taariikhdiisa maan fahmin hadii ay arin jirta tahay waxay ahayd in laga doodo oo media ha lagaga hadlo si loo fahmo dadkana latuso xaqiiqada dhabta ah iyo taariikhdan jiritaankeeda
ReplyDeleteSxb isaaq inuu diryahy daah masaarno iyaguna way isogyihiin dir iyo daarood iyo hawiyana way ka dharadsanyihiin ee maadaamoy gooni isutaageen oo qabiila badani la colloobeen ayey qabiiladii colka la ahaayi dhinac uleexiyeen
Deleteisaaqu waaba dirkiisa ama carbtiisa udaa.
ReplyDeleteee daaroodku waa ayo ma carab baa mise!!!!!!!!!!!!!11
isaaqu waaba dirkiisa ama carbtiisa udaa.
ReplyDeleteee daaroodku waa ayo ma carab baa mise!!!!!!!!!!!!!11
ileen ma ogeyne habar magaad ayaan ka soo tafiirmey cajiib oo xor aheyd.
ReplyDeleteHabar magado nin aqoon ayaa Ka hadli Waa yaab!
DeleteDiini iyo dabtad iyo bantu gabyaagu sheegey Bantu waan garaney lakiin labad kale waa ayo?
ReplyDeleteOo horta isaaq ha ii joogee Dir ku xagguu ka soo jeedaa ma qabiil baa mise waa gaashaan buur in LA caddeeyo arrintaas Ayaa loo baahan yahay
ReplyDeleteMarkaa aragtidayda Dir maaha qabiil abtirsiin sax ah gala ee waa gaashaanbuur ay ku Midoobeen qabaail badan balse asalka iyo isir raaca isaaq waa durriyadii carab iska dhaafe
F.G: haddaad rabto tixraaca saxda ahna carabta weydii ama buugtooda iyo website yadooda ka baadh waad mahadsan tahay
Gabaygaa markaad eegto abti iyo wiil kiisa ahaan ayuu gabaygu u dhicilahaa lkn hada wuxuu u dhacay gabaygu 2nin oo walaalah sidoo dii oo kala
DeleteTusaale daarood wuxuu guursaday doobiro dir
Lkn wuxuu dir unoqon waayay dir bal ila eegoo xataa wax sheeganaaya oo dir ku tirinaaya ma arkaysayd lkn imisa jiir ayaa lagu sheegtay aadna aad sheegatay dir eega uunbaad bilawdeen warkaan cusube ogow Nasabkuna isma qariyo ok
Na soo gaadhe Ciisow tixahaad soo gudbinayseene
Geeraarradiinii hellnay iyo gabayadiinniiye
Una guuxnay hawraarta guud, hiilna loo garaye
Maansadu godkii ay lahayd maydun gees marinne
Alle waydin garansiiyey oo gob iyo caadkeede
Garna waad u leediin tolkiin inad gargaartaane
Gacmihii walaalaha ahaa waysku gunuddeene
Wax soomali la yaqaano isirkiisa waxaa jira shariifta iyo daaroodka daaroood ismaaciil jabarti waa durirada 4 ah 2qabiil aah carab ah iyo shariifta iyo daroodka
ReplyDeleteKuma jiro waxaanka heli doonta caaqiliyuun book
DIRKII WUXUU QARINAYAY AYUU LASOO BAXAY OO AH INUU OROMO SHEEGTAY MARKII ITOOBIYA OROMO QABSATAY.
ReplyDeleteIsaaq waa dir
ReplyDeleteHhhhhhhhhh haduu dirtu isaaq tahay maxay dagsadaa ulagaliwaayeen
ReplyDeleteDirkiyo wxn lga sheekaynayo garanmaynee isaaq waa duriyad carabayna kasoo jeedaan ee iminka wxa dir loogu darayaa gooni isutaaga ay samysteen iyo soomaalida kle oo ay ka maarmeen ader maanta cidna hiil ugama baahnin horena idiinkma helin isaaq waa isaaq cid aan galona wxba idinkma gelin
DeleteIsaq waaa rer binu haashim asalkoodu lakiin dir abtirsiiyo kuma galo lakiin waxaa ku galaa gashaan buur awr ku kacsi
ReplyDeleteWas!d!a!a!asjk last dkdjs
DeleteDjfmroowws
Ks we look dms!d!d!mmddmddddd deem
Isaaq waa reer binu Hashim
ReplyDeleteBanu hashimoto possess the J hablogroup which is only passed down paternally while isaaqs are overwhelmingly T and e1b1b and are clustered with other Somalis. Thus proving isaaq have no connection with banu hashim
DeleteKhaniis Garacbiirsi ah kkkk
ReplyDeleteBeesha tirada yar ee Garacbiirsi waxa yareeyey oo umada ka reebay waa khaniisnimo
Sikooban
ReplyDeleteIsaaq 100% waa dir (Isaaq Axmed xiniftire Mahe dir aji irir Samaale Hiil Abroone)
Waxaan ahay Cida wax laga waydiiyo Nasabka Isaaq Saldanada Guud Ee isaaq (Dauud Ismail Sheikh isxaaq, Ciidagale) Gaal iyo islaam Isaaq waxii khuseeya Ciidagale ayay kala hadlaan, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir 1999 Isagaa Dir iyo Daaroodba waliil uga ahaa dhaqan galinta 4.5
Hawiye oo Irir Samaale ahaa ayaa gaar isu taagay Oo yidhi dir iyo daarood manihin ee Hawiye irir iyo Dir irir suldaan wax halooqaybiyo , sidaas Suldaan Maxamed ayaa saxeexay walina sidiibaa wax loo gaybsadaa , Ninka Isaaq Ee Carab sheeganayaa adeer horaa nalooga diiday "Nabiga Carbeed ee cadaanka ah Ciidagale Mood Oo ku soo xarar"
Waxaad tahay uunbaad tahay , Dir iyo Aji inaad tahay cid waliba way ogtay, Hadaad nasabkaaga diidana adeer nimaan aabihii iyo awawyaashii talinjirin somalidu waxba ma waydiiso, dirka cararku waa soomali ka carar, 2020 ayaa nimankii 1999 naga diiday dirka soomaliyeed , dirkii Ethiopia inay nagu qasbaan damceen Ethiopian jacayl darteed , somali nacayb nasab lagagama baxo, darood baynu isqabanay ee Dir iyo hawiye hiilka ay noogaleen nin ragina waa garanayaa doqonna loosheegi maayo, Anagaa og , maangaabka isaaq ee u haysta inaanu irirsamaale la dhalan ayaa qaba inaan hiil loo galin , xaalqaata walaalaha Direed iyo Hawiyow ,
asc
ReplyDeleteadeer isaaq waa lagaqaanaa inuu yahaycarab saliba qurash hadaaad idinku oromotihiin ama gabooye Warkiina cadaysta isaaq haku mashquulineeee
ReplyDeleteMadigaan madirbaa
DeleteWaa ansaar carbeed wll,,, lkn waa soomaalidii dhulkan ugu horaysay,,lkn hada waa kala lunsanyihiiin xataa qaar badan ayaa ka oromoobay,,,
DeleteAniga OO HY AH Ayaa Qiraya Inuu ISaaaq Dir Yahay Oo Waliba Taariikh Yahan AH, Lakiin Sababta Uu Isaaq Dir U diido Waxa Weeye Barigay Halgamayeen ee Somali Oo Maxamed Iyo Dawladii Siyaad Bare Ku Soo Duushay Deeganadooda ee Ay Duqaynaysay Hiil Dir May Hilin ... Runtaa Waa Taa Ama Ka Xanaaqa Ama diida !!
ReplyDeleteXaqiiq aniguna midhaas wankula qirsanahy aniga oo ah sacad muuse wxbadanban soo badhay dir meelna wn udhafi wyay tarikh horeto tandabena siday ubadantahy wkhtigii gumystuhu imanayay wadanka colony kumuu maamulayn ee protectorate ayay ahyd sababtoo ah carab ayan nahaybay ku idhahden sidaas awgeed ayuu maxmiyad ahaan kjla joogay isaaq walahu aclam
DeleteInkastoo maqaalku waa hore ahaa sanadana ay u dhexeeyeen comment yada hadana Anna intay da unbaan ku darsan Isaaq waa Dir Dhalad ah ciraaq da ya sheegayaana waa wax jira qayb ahaan oo markii DNA da la baadhay soomalida kale dhamaan waxay noqdeen E-V32 Hawiye, Daarood, raxanweyn kasoo jeeda geeska Africa asal ahaan halka dhamaan inta hada la baadhay beelaha Direed sida Isaaq, Ciise, Gadabuursi, Biimaal(biyomaal), Surre, Gurgure iyo kuwa kale ay noqdeen T-M70 kasoo jeeda southwest Asia ama area da Ciraaq iyo iiraan halka carabta oo isla dhankaa uu yahay hablo groupka u badan ee lagu sifeeyo J oo soomalida ay hadaba waxaa xaqiiq ah in somalida meel kale timid ay uun yihiin nimanka la yidhaa Dirka oo dhan dee marka taariikhdii hore a waynu arkayaa lkn imika hadii beeshii Direed ay noqdaan laba beel oo waawayn oo wada dhashay oo is og dee wax dhib ah maleh anigu sida aan aaminsanahay halka ay dhab tahay in dee isaaqu ayan helin hiil sii badan dhanka beelaha direed inkastoo dhibka dadkaba wada haystay lkn dee hadana Ciise sida ka muuqata suugaantaa hiil ballaadhan buu siiyay imika iyo Danna dee dadku wuu wada dhashaye yeelkeede adeer somaliland waa Qaran ee ilaahay citiraafna ha siiyo dadkeedana ha ilaashato.
ReplyDeleteDirtu ma magcbaa? Waa mahac juquraafiye.
ReplyDeleteAdeer cadayn kuu noqonmayso gabayaaba siddaa yidhiyee wax ca keen meesha.
Isaaq wuxuu yahay wuu is ogyahay dadkuna wuu u ogyahay ee danhaaga haku seegin.
1200 kii buugaag sheekh isaxaaq kaga qoray ayay isaaq cadaymahooga ka raadsadeen adiguna markaasaad gabayaa boqol sanno ka hor noolaa wuxuu yidhi cadayn ka dhiganaysaa.
wll wa ayo isaaq markaa ma dir baa mise waa carab
Deletewll wa ayo isaaq markaa ma dir baa mise waa carab
DeleteBetfred review 2021 - Baccarat, blackjack, and more - Worrione
ReplyDeleteBetfred review 2021 - Baccarat, blackjack, and more. All of the bonuses, games, tournaments, and promotions worrione come 1xbet from the Rating: 4.3 · deccasino 1 vote
The Lucky 15 Casino - Mapyro
ReplyDeleteA gambling hall in the Wynn casino in 안동 출장안마 Las Vegas. · The Lucky 15 Casino is 경주 출장샵 set in the desert west of the Las 전라남도 출장안마 Vegas Strip, just a 4-minute drive from Rating: 창원 출장안마 4.4 경주 출장안마 · 1,083 votes
Kuwa dhahaya dir waxba nooma qaban
ReplyDeleteismacil cumar geelle yuu yahay soo nin ciisa madoobaa oo ( madooba dir ) ah maaha. Mise waa habartii 4aad habar ciise😅 ii sheeg bal ¿
Adigu lkn ( isaaqow) inaa dir wax tartid iska daaye waaba dulleysatay
Oo maanta waakaas 2da kursi ee dalka ugu sarreysa (xamar ) mid kuma laha dir waxaana u sabab ah adiga oo dadkii kala gooyay oo yiri somaaliba maaho, saasoo tahy cidna kuma dhihin waa qaldantahay badalkeed waa kugu taageernay qaladkaagii oo maantii xamar cuna qabteyn ama xiyiraad ku saarto ama xaaladdu kugu adkaato waxaa tahy ( DIR) oo waa lagu garab istaagaa lkn malinkaa barwaaqa sooran taagantahay waxaa tahay carab banuu haashim.
hadaba Carabtu waxa ay kuu qabatay oo aad ku raacday inoo sheeg , Waa 20+ dawladdood carabtu 1 kamid ah oo Somaliland aqoonsan majirto, Hadday ku rabaan carab haku aqoonsadaan.